Baarlamanka Galmudug oo Maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta Guddoonka

Xildhibaannada cusub ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku tartami doona xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 7 Xubnood ayaa shalay la gudoonsiiyey shahaadada musharaxnimada ka dib markii ay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa. Saddex ka mid ah todobada musharax … Continue reading Baarlamanka Galmudug oo Maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta Guddoonka